Mustaqbalkaaga Maanta! Ma doonaysaa inaad korodhsato aqoontaada, xirfadahaaga, ama aad hesho shahaadooyin rasmi ah oo laga aqoonsan yahay gudaha iyo dibaddaba? Himilo College waxay bixisaa koorsooyin tayo sare leh oo aad ku baran karto online ama fasal ahaan. Waxaa ka mid ah:

ICT & Computer Applications

Accounting & Business

hadwer computer

designers & graphic Iyo qaar kale oo badan… Waxaad iska diiwaangeli kartaa maanta si aad u bilowdo safarkaaga waxbarasho: